Soomaaliya oo gaashaanka ku dhufatay Qaraar ka dhan ah dalka Sudan

47-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM (UN Human Rights Council) waxay yeesheen Kulan looga hadlayey Xaalladda Xuquuqda Aadanaha ee dalka Sudan oo ay dagaallada ka socdaan. Kulankaasi waxaa Codka Kalsoonida loogu qaaday ballaarinta Baaritaanada Awoodaha ee Hawlaha Khubarada QM ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee dalkaasi, iyadoo xitaa la barayo Tacadiyada … Continue reading Soomaaliya oo gaashaanka ku dhufatay Qaraar ka dhan ah dalka Sudan